Dhacdo dad badan ka argagaxeen oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika (Daawo Sawirro)

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa dilay kadibna dab qabadsiiyay gabar saaxiibo ahaayeen kadib muran soo kala dhax galay, waxaana dhacdadan noqotay mid si weyn uga argagaxeen dadka u dhashay Koonfur Afrika. Maxkamadda sare ee magaalada Johannesburg ayaa ku heshay Sandile Mantsoe in uu toorey ku dilay kadibna Meydkeeda gubay si uu … Continue reading Dhacdo dad badan ka argagaxeen oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika (Daawo Sawirro)